xajiimeyn

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg xajiimee.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

xajiimee

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-meeyay, -meysay)

Macnaha:

  1. Cid wax ay ku xajiimooto marin ama taabsiin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur