xakaar

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Dhibaato; kadeed.
  2. Shiddo la kulmid.

dhibaato

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-ooyin, m.l)

Macnaha:

  1. ld dhib¹.

kadeed

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Dhibaato; jirrab.
  2. Wax aad u dhibid.