xalaalayn

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg xalaalee. ld xalaalays.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

xalaalee

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-leeyay, -laysay)

Macnaha:

  1. Wax xalaal ka dhigid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

xalaalays

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld xalaalayn.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur