xalaalaysasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg xalaalayso. ld xalaa-laysad.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

xalaalayso

Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3

Isrogrogga: (-stay, -satay)

Macnaha:

  1. 1. Wax aan xalaal ahayn xalaal ka dhigasho. 2. Hanti dad kale leeyahay isasiin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur