xaladhaley

Qaabnax: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate

Macnaha:

  1. X. ah: qof dembi, eed iwm ka barii' ah. ld xalaydhaley.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

xalaydhaley

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld xaladhaley.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur