Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine
Macnaha:
eeg xallisan². ld xallisnaan-sho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur
Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1
Isrogrogga: (-smay, -santay; -smi)
Macnaha:
Wax la xalliyey noqosho.
Wax la xalliyey ahaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur