xalwo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld xalwad.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

xalwad

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Cunto macaan oo laga sameeyo sankor, subag, warango, bur iwm oo la cuno.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur