xamaal

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld xammaali.
  2. ld xam-maal².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

xammaali

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Qof ay shaqadiisu tahay in uu dusha wax ku qaado. ld xamaal¹, xamaali, xammaal¹.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur