xamaasad

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. 1. Dareen xooggan oo nafsaani ah oo ka dhasha dhacdo beerqaad leh oo qofku muujiyo farxad, jidbo, yaab iwm. 2. Ficil.

ficil

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. ld ficilo. Dareen cid loogu hiillinayo. 2. (afcaal, m.dh/facaayil, m.l) Waxqabad.
  2. (afcaal, m.dh/faacaayil, m.l) (nax.) Fal.