xameyti-mareen

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-nno, m.dh)

Macnaha:

  1. (c.nafl.) Dhuumaha xameytida ka soo qaada beerka.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur