xammisnaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg xammisan. ld xam-misnaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

xammisan

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-snaa, -snayd)

Macnaha:

  1. Bun wax la xammisey ahaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur