xammuuradaysan

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-snaa, -snayd)

Macnaha:

  1. Wax xammuurad la geliyey ahaansho (dhar).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur