xadatoQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:Xididdada oogada oo kaca ama baraaruga kolka ay dareemaan waxyaalo si debecsan oo jilicsan meelaha qaarkood uga taataabanaya. ld xananto, xanato.