xanjaadQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-dyo, m.dh)Macnaha:1. Xayrta riciraha lafdhabarta, sida xanjada ugu dhegsan. 2. Lafdhabar xiriir, arxaan.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0