xankakaabsasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg xankakaabso. ld xankakaabsad.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

xankakaabso

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-saday, -satay)

Macnaha:

  1. Qof cararaya wax daadsan gacan ka buuxsasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

xankakaabsad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld xankakaabsasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur