xansasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg xanso.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

xanso

Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3

Isrogrogga: (-saday, -satay)

Macnaha:

  1. Xog cid ku saabsan sir ahaan u raadsasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur