xanshar

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. (u) Jabjab. 2. Buunsho. 3. Xash. 4. Qolof duubaya iniinta qaxwe ah. ld xashar.

buunsho

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld buunshe.

xash

Qaabnax: Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective

Macnaha:

  1. 1. Jajab yaryar, aan waxtar lahayn oo dhuxusha ka jajaba. 2. Jajab kastoo ka hara qori la qoray ama wax la mid ah.

xashar

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld xanshar.