xaqdarro

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Eex; caddaalad xumo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

eex

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Garsoor aan caddaalad lagu fulin oo cid xaqeeda lagu seejiyo. ld eexo¹.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur