xaqdhawr

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Xishood iyo ixtiraam cid loo hayo.
  2. Cid ixtiraamid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur