xaqiijin

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg xaqiiji.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

xaqiiji

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. Wax xaqiiq ka dhigid ama xaqiiqdooda u dhabbaggelid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur