xaqsoornaanQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg xaqsooran. ld xaqsoor-naansho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
xaqsooranQaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4Isrogrogga: (-rnaa, -rnayd)Macnaha:Wax la xaqsooray ahaansho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0