xaradhaamo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Waxaaga oo la deysto oo qof kale wixii, wax lagu qabsado; wax dhaqaalaysi; tashiilad; maradhaaro.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

tashiilad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld tashiilasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

maradhaaro

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Tashiilidda wax la tashiilo. ld maraadharin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur