xarafsasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg xarafso. ld xarafsad, xarafsi.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

xarafso

Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3

Isrogrogga: (-saday, -satay)

Macnaha:

  1. Wax kulul ama diirran si ay u qaboobaan dabayl u dhigid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

xarafsad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld xarafsasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

xarafsi

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld xarafsasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur