xarakoQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:1. (-dyo, m.dh) Dhaqdhaqaaq. 2. ld xarakaad, xarakad. Shaqallo loo yeelo xuruufta carabiga. 3. Xiiso; farax.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
xiisoQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Wax la jeclaan jiray, kolka danbe oo la helo, rabitinka la iska dareemo ama loo qaado ama lagula dhaco.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
faraxQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Dareen nayaayiro iyo naallo leh. ld faarax¹.ld faarax².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
xarakaadQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld xarako (2).Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
xarakadQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld xarako (2).Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0