xardhanaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg xardhan. ld xardha-naansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

xardhan

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-naa, -nayd)

Macnaha:

  1. Wax xarar loo yeelay ahaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur