xareedayn
Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun
Macnaha:
- (kiim.) Hab ka kooban karkarinta hoor iyo qaboojinta uumigiisa. Xareedaynta waxa loo isticmaalaa safaynta hoorarka ama kala sooridda xubnaha iskujir hoor ah.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

