xargagsanaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg xargagsan. ld hargagsanaan, hargagsanaansho, xargag-sanaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

xargagsan

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-sanaa, -sanayd)

Macnaha:

  1. Wax xargagay ahaansho. ld hargagsan, xarkagsan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur