xariiro

Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3

Isrogrogga: (-rtay, -ratay)

Macnaha:

  1. Caano biyo badan ku darsasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur