xarmal

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Tiire.

Lamidka: Tiire

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

tiire

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-rayaal, m.l/dh)

Macnaha:

  1. Geed iskiisa isaga baxa oo xididdadiisa u ah dawo nooc ka mid ah dhiigyarida carruurta.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur