xarragayn

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg xarragee.

xarragee

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-geeyay, -gaysay)

Macnaha:

  1. Qof wax xarrago leh siin.