xarragaysnaanQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg xarragaysan. ld xarra-gaysnaansho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
xarragaysanQaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4Isrogrogga: (-snaa, -snayd)Macnaha:Wax xarrago ka muuqato ahaansho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00