xarriiq-badh
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-qo ..., m.l)
Macnaha:
- (xis.) (Fallaar) Xarriiq toosan oo ka bilaabanta bar maguu-raan ah oo si aan joogto ahayn ugu fidda hal jiho (dhinac) oo keliya.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

