xarriiq-xoog

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-qyo ..., m.dh)

Macnaha:

  1. (fiis.) Xarriq mala'awaal ee bedad xoog oo muujiya jihada iyo itaalka bedadda. Badanaa, xarriiqahan waxaa loo adeegsadaa muujinta bedad birlabeedka iyo bedad danabeedka.