xarshaasho

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Carsaanyo.

Lamidka: Carsaanyo

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

carsaanyo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Naflay badda ku nool oo leh sideed lugood iyo labo birqaab oo ay wax ku qabato, hor iyo dibba waa u oroddaa; suulogoys; suulalgoys. ld carcarsaanyo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur