xashiri

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. Badar buunshe ka saarid. ld xanshiri.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

xanshiri

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. ld xashiri.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur