xawaal

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld xabaalid.
  2. Degganaanta iyo dib u gurasha-da badda.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

xabaalid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg xabaal³. ld xabaal¹, xawaal¹.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur