xawo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Biyaha laboodka; mino; shahwo.
  2. (c.nafl.) Unug taran qaangaadh ah oo socda, oo ay leeyihiin xayawaanka labka ah, oo ay soo daayaan xiniinyuhu.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

mino

Qaabnax: Magac Dheddig | Noun Feminine

Macnaha:

  1. Dareere layiig ah oo ka yimaada xubnaha taranta ee laboodka; shahwo. ld mani.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

shahwo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Dareere layiig ah oo ka yimaada xubnaha taranta ee laboodka; mani, mino. ld shahwad.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur