xayaadidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg xayaad².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
xayaadQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Nooc ka mid ah ciyaaraha saarka oo leh jiib, jaan iyo sacab, waxaana cayaar ammaanta diinta Islaamka ku dhisan oo ay dheelaan beeraleyda reer Dhoobey iyo Ugaarsatadaba. Dheeshaa sida Booranaha waxaa lagu daaweeyaa cudurro.Nafley raaxay-sasho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0