xayawaan-caabud

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. (taar.) Diimaha qaddiimka ah qaarkood waxay amminsanaa-yeen in shay kasta sida geedaha, dabaysha, dhagaxa, xiddigaha, iwm ay leeyihiin af ama ruux ayna ka sareeyaan bani aadamka.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur