xayiranQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld xayirmid. Wax socodkooda ama fulintooda la is-hortaagay noqosho. Wax la xayiray ahaansho.