xeeb yar

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. (xeebo yaryar, m.l) (jool.) Liidka dhulka xeebta ah ee la jeeda badaha ama harooyinka; badanaa waxaa la yirahdaa waa dhulka u dhexeeya xarriiqa u hooseeya mawjadda badda iyo ka u sarreeya ee ay soo gaari karaan mawjadaha baddu.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur