xeebasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg xeebo. ld xeebad.

xeebo

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-btay, -batay)

Macnaha:

  1. 1. U x.: wax u turid. 2. U x.: wax u xilasho.

xeebad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld xeebasho.