xeelee

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-leeyay, -laysay)

Macnaha:

  1. Arrin loo baahanyahay tab ku maarayn. ld xeeladee.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

xeeladee

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-deeyay, -daysay)

Macnaha:

  1. ld xeelee.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur