xeer fal-cuf
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-rar ..., m.l)
Macnaha:
- (kiim.) Marka heerkulku ma doorsoome yahay, dhakhsaha falgalka kiimikaad wuxuu saamiggal qum-man ku yahay cufka firfircoon ee falga-layaasha, cufka fifircoon waxaa loo qaatay ribnaanta mool/dm.3 falgalka soo saara A+B, xeerka fal cuf wuxuu sheegayaa in dha-khsasha = K A iyo B halkaas oo A iyo B ay u taaganyihiin ribnaanta A iyo B ee mool/dm.3.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

