xeer hees

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-rar ..., m.l)

Macnaha:

  1. (kiim.) Haddii falgalayaal loo beddeli karo maxsuullo falgallo isdaba joog ah kaddib, wadarta kulalka falgallada iyadoo la tixgelinayo calaamadahooda waxay la mid tahay kulka falgalka ee kalgalayaasha si toos ah loogu beddelo maxsuullo. Guud ahaan, isbeddelka tamarta oo dhammi marka falgalayaashu noqonayaan maxsuullo kuma xirna jidka la raacayo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur