xeer silsilad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. (xis.) Hab lagu raadiyo diiranaha fansaar dhawr doorsoome. Xigsinayn ayaa la sammeeyaa iyada oo la eegaayo fansaar kasta, jawaabuhuna waa la isku keenaa.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur