xeer-neefeed

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. (fiis.) Xeerarka la xidhiidha heerkulka cadaadiska iyo mugga ee neef cufkeedu go'an yahay. Xeerarka neefta ee ugu muhiimsani waa xeerka Boyle iyo kan Jaarlee.