xeerar-waarid

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. (fiis.) Xeer caddaynaya in wadarta xaddiga astaamaha fisikaad sida cuf iyo tamar aanu isbeddelin, inkastoo isbeddel gudeed ka dhex dhaco astaamaha fisikaad.