xeerburis

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld xeerjebis.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

xeerjebis

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Qaybaha hadalka mid ka mid ah oo aan xeerka afka u yaal loo adeegsan karin. ld xeerburis.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur