xeerka 1aad ee Niyuuton

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. (fiis.) Walaxi waxa ay ku jireysaa nagaansho ama socod madoorsoome ah oo raacaya xariiq toosan haddii xoog aanu falayn walaxda.